Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka qeyb-galaya tartanka Xus oo Xaaqo

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka qeyb ah tartanka XUS OO XAAQO sanadkiisa 2-aad, ayaa laamiga magaalada ka sameeyeen olole nadaafadeed, kaas oo ujeedku yahay in degmooyinka dalka ku dabbaal-dagaan deegaan nadiif ah, cagaaran oo nabad ah.

Gudoomiyaha Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa ka warbixiyay ka qeyb galkooda tartanka XUS OO XAAQO sanadkiisa 2-aad iyo rajada ay qabaan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here