Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Axmed Aaden Cabdi oo Booqasho kormeer ah ku Tagay Garoonka Ciyaaraha Degmada, si uu u soo qiimeeyo baahida loo qabo Dayactir Ballaaran oo lagu sameeyo Garoonka oo Burbursan mudo ka badan Sodon iyo Shan sano kaasi oo ay baahi badan u qabaan Dhalinyarada Ciyaartoyda Degmada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.