Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo tababar u furtay Haweenka Barnaamijka Marwo Caafimaad

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furtay barnaamijka “Marwo Caafimaad,” oo ah mashruuc lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka ee bulshada, gaar ahaan haweenka iyo carruurta.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here