Arday Xiradaha Online,ka oo Xaflad qalin-jibin ah loogu qabtay Kismaayo

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Machadka crypto elite ayaa arday bartay xirafado looga shaqaysto suuqyada online ah gaar ahaan suuqa cryptocurrency Magaalada Kismaayo ugu qabtay munaasabad qalin jabin ah .

Xaflada loo qabtay ardayda bartay xirfada crypto ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin isugu jira xildhibaano,Wasiiro,agaasimayaal iyo marti sharaf kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here