Sara u kac ku yimid qiimaha Shidaalka Suuqyada Baladweyne

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada lagu iibiyo Shidaalka iyo Basiinka ee Magaalada Baladweyne ayaa laga dareema sare u kac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo Shidaalka.

Liitarka shidaalka oo markii hore la iibin jiray 0.9 ayaa  hada gaaray qiimo dhan 1 dollar, halka fuusatada Naftada oo la iibin jiray 175 dollar hada ay marayso  mareeysaa 190 dollar iyadoo fuustada basiinka ay mareeyso 210 dollar markii horana la iibin jiray 180 ilaa 190 dollar.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here