Dhalinyarada Degmada kismaayo oo bilaabay Ol’ole Nadaafadeed

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Dagmada Kismaayo ayaa goobaha danta guud sida wadooyinka kasameeyay olole nadafadeed oo kor loogu qaaday Bilicda Magalada iyo Cafimaadka Bulshada sidoo kale udiyaargaroowga maalmaha Xoriyada madama wax kayar todobaad ka harsantahay dabaaldageeda.

Olalahan oo ay kasoo qayb galeen dhalinyaro kakala socday 6-da Xafadood ee magalada kismaayo ayaa lasamaynayaa sanadkii labaad oo xiriira.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here