Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tiknoolajiyadda casriga ah waxay wax ka beddeshay qaybaha kala duwan ee waxbarashada, iyadoona kor u qaaday adeegyada kala duwan ee goobaha waxbarashada. Tiknoolajiyadda ayaana sidoo kale fududeysay isdhexgalka waxbarasho ee bulshada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.