Barakacayaasha Magaalada Dhoobley oo codsaday caawinaad

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa kamid ah meelaha ay ku nool yihiin barakacayaasha ugu badan ee deegaannada Jubbaland, kuwaas oo ka soo kala haajiray degmooyinka Jubada Hoose, Jubada Dhexe, Baay iyo sidoo kale kuwo dib uga soo laabtay xeryaha qaxootiga ee Kenya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here