Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka dhallinyarada is xilqaan ee ka dhisan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiraan ayaa dayactir ku sameeyay Buundada weyn ee Magaaladaas iyagoo al-xamay meelo ay ka daxaleeysatay.
Lacagta shaqada dayactirka ah lagu qabtay ayaa laga aruuriyay dhallinyarada ku mideeysan ururka Isxilqaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.