Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta,Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah iyo Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa dib u dajin u sameeyay qoysas barakacayaal ah oo loo yagleelah guryo xal waara ah oo gaaray 250 Guri.
Guryahan xalka waara ah ayaa maanta waxaa dib u dajintii ugu horreysay lagu bilaabay 70 Qoys oo barakacayaal danyar ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.