Wadada dhexmarta bartamaha Magaalada Qardho oo dayactir lagu bilaabay

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowladda Hoose ee Degmada Qardho ayaa dayactir iyo dib u habayn ku bilowday wadada weyn ee dhex mara bartamaha Magaalada taasi oo ay dhib ku qabeen maristeeda gadiidka iyo bulshada

Waxaa ka qeyb galay dib u dayactirka lagu sameynayo wadadan Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Qardho iyo Agaasimaha waaxda howlaha guud ee Degmada Qardho.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here