Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa degmada Caabudwaaq ka furtay tababar muhiim ah oo ku saabsan waxbarashada madaniga ah, dowlad-wanaagga, iyo ilaalinta deegaanka.
Tababarkan oo ay ka qaybgalayaan bulshada qaybaheeda kala duwan, ayaa ujeeddadiisu tahay in la xoojiyo ka qaybgalka muwaadiniinta ee dowlad-dhisidda, nabadeynta, iyo daryeelka deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.