Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo faah-faahisay Mashruuca ka socdo Degmada Doolow

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Doolow ee Gobolka Gedo iyo deegaano kale oo hoos yimaado waxaa ka socda mashaariic hormarineed kuwaas oo ay fulianyaa Dowladda Goboleedka Jubbaland oo kaashanaya deeq bixiyayaasha caaalamka.

Mashaariicda hormineed ee ka socdo Gobalka Gedo waxaa kamid ah Mashruuca Mashruuca Somreeb oo ka socdo Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here