Deegaan ka tirsan Gobalka Galgaduud oo laga hirgeliyay Ceel-biyood

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Barwaaqo oo hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa laga hirgeliyay ceel biyood riig ah kaasoo bulshada deegaanka ay baahi badan u qabeen.

Daah furka ceelbiyoodkan ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan maamulka Galmudug, maamulka degmada Balanbale, odayaal dhaqameed, haween iyo dhalinyaro.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here