Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay Iskuul Casri ah

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa laga daah=furay school si online ah ardayda loogu bari doono dhamaan maadooyinka lagu barto fasalka 1-aad ilaa fasalka 12-aad

Iskuulka oo ah kii ugu horeeyey Nociisa ee laga hirgaliyo magaalada Kismaayo ayaa waxa Hirgaliyay Macalimiin iyo Aqoonyahano Reer Jubbaland ah kaas oo ay furitaankiisa kasoo qayb galeen masuulitiin odayaal dhaqameed dhalinyaro haween iyo Marti sharaf kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here