Xarun lagu baran doono shareecada Islaamka oo laga dhagax dhigay Kismaayo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Culimada waaweyn ee degmada Kismaayo ayaa si rasmi ah u dhagax dhigay machad cusub oo lagu baran doono culuumta shareecada Islaamka. Munaasabadda dhagax-dhigga oo ay kasoo qeyb galeen culimo, mas’uuliyiin, arday iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa lagu muujiyay sida ay muhiim u tahay in la helo xarumo diimeed oo tayadoodu sareeyso.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here