Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xarunta wasaaradda tababar muhiim ugu qabtay kooxo matalayay deegaannada hoos yimaada Degmada Kismaayo kaas oo diirada lagu saaray ilaalinta mashariicda laga hirgaliyay deganada Biroole Janaa Cabdale iyo karin uusle.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.