Hirshabeelle oo wada dadaallo looga hortagayo fatahaadda Wabiga Shabeelle

0
48

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle ayaa dadaal xooggan ugu jirta sidii loo xakameyn lahaa fatahaadaha uu sameynayo webiga

Shabelle, gaar ahaan meelaha uu wabiga biyaha kaga soo fatahay tuulada Baareey oo hoos tagta Dagmadda Jowhar, caasimadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here