Bulshada Gobalka Hiiraan oo looga digay isticmaalka Daawo dhireedka

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada Soomaliyeed ayaa inta badaan aad u isticmala dawa dhireedka taas oo mararka qaar ay kala kulmi karaan dhibatoyin cafimaad Dr Sakariya Cabdirashiid Cali oo kamid ah dhaqaatiirta Gobolka Hiiraan ayaa kadigay saameynta ay leedahay daawadhireeda.

Waxa uu sheegay in xanuuno hor leh laga qaado isticmaalka daawa dhireedka balse bulshada aysan ku baraarugsaneyn.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here