Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Cabdinaasir Seeraar Maax, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee dugsiyada sare ee Jubaland.
Munaasabadda daah-furka ayaa ka dhacday Isuulka Ganaani waxuuna ka mid ahaa iskuulada loo asateeyay in ay Ardeyda ku galaan imtxinaaka Qaranka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.