Dhaqaatiirta Dhoobley oo uga digay Hooyooyiinka Uurka leeh isticmaalka Daawooyiinka aan loo qorin

0
18
©PHOTOPQR/VOIX DU NORD/PHILIPPE Pauchet - illustration : medicaments

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhaqaatiirta kahawl gala dagmada dhoobleey ee gobalka jubada hoose ayaa Hoyooyinka Uurka leh ee  dagmadaas iyo degaanada hoosyimaada ugu baaqay inaysan isticmaalin dawooyin uuna dhakhtar u qorin sababo la xiriira badqabka cafimaadka ee hooyada iyo ilmaha.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here