Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo uu Roob xooggan ka da’ayay Magalada Kismaayo iyo Nawaxigeeda ayaa waxa Dowlada Hoose ee dagmada kismaayo oo samaysay Dadal Xoogan ku gulaysatay maaraynta Biyihii Fariisan Jiray Aargada Magalada Taas oo Caqabd ku ahayd isku socodka Dadka iyo Gadiidka.
Dowlada hoose ayaa samaysay Biyo Mareeno dhawra kuwaas oo xal unoqday biyaha Aargada iyada oo Mararka Qaar Doomo lagu marijiray xili robaadyadii Hore.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.