Madaxa Caafimaadka Degmada Afmadow oo kor meeray mid ka mida Xarumaha caafimaaadka Degmada.

0
344

Afmadow(Idaacada Waamo)Hay’ada WRRS oo ka mida Hay’adaha samafalka ee ka how gala Degmada Afmadow ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay Degmada afmadow ka hir galisay Xarunta Hooyada iyo dhalaanka taasoo bulshada Deegaanka  ay baahi badan u qabeen xaruntan oo  waqti badan ka shaqeeyneysay arimaha hooyada iyo dhalaanka ayaa waxaa booqasho ku tagay madaxa Caafimaadka degmada Dr Xasan Mursal isagoona u kuur galayey sida ay u shaqeyso xaruntan.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga Diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here