Kalluumeysatada Gobalka Jubada hoose oo dhibaato ku qaba Maraakiibta Shisheeye

0
89

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gobolka Jubbada Hoose wuxuu ka mid yahay meelaha ugu hodansan xagga khayraadka badda. Xeebaha gobolka oo dhererkoodu gaarayo in ka badan 100km ayaa leh noocyo badan oo kalluun ah iyo khayraad kale oo badeed. Qayb weyn oo ka mid ah bulshada deegaanka waxay noloshooda ku tiirsan tahay kalluumaysiga, laakiin sanadihii u dambeeyay waxaa soo kordhay cadaadis xooggan oo ka imaanaya kalluumaysatada ajaaniibta ah ee si sharci darro ah uga kalluumaysta Badda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here