Agaasimaha Waxbarashada Gobalka Banaadir oo kormeeray imtixaanka Ardayda baahiyaha gaarka ah qaba

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa maanta kormeeray imtixaanka ardayda baahiyaha gaarka ah qaba, isagoo hubinayay habsami u socodka imtixaanka iyo in ardaydu helaan taageerada ku habboon si ay u gutaan waajibaadkooda waxbarasho.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here