Roob Saacadihii Lasoo Dhaafay Ka Da’ayay Kismaayo Oo Saameeyn Ku Yeeshay Barakacayaasha

0
13

Kismaayo(Idaacadda  Waamo)-Saacadihii lasoo dhafay waxa magalada kismaayo ka Da’ay Roob laxaadle kuwaas oo samayn guud ku yeeshay nolasha  bulshada Gaar ahaan kuwa barakacayaasha ah oo an haysan guryo Awood uleh difaaca dhibicda roobka iyo dhaxantaba

Roobka ayaa ka qooyay barakacayaasha rashinkii iyo sidoo kale gogashii isagoo dumiyay musqulihii.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here