Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dhaqaalaha Buulug Dowlad-goboleedka Jubbaland, ayaa waxay si faahfaahsan u soo bandhigtay qorshayaasha wax loga qabanaya kalluumaysiga sharci-darrada ah ee kusoo badanaya xeebaha gobolka.
Kalluumaysiga sharci darrada ah ayaa muddooyinkii u dambeeyay noqday dhibaatada ugu weyn ee saameyn ku yeelatay kaluumesata Jubbaland taas oo hoos u dhigtay wax-soosaarka kalluunka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.