Ol’ole Lagu Furayo Wadooyin xirnaa Oo Laga Sameeyey Deegaanka Awdiinle

0
87

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Deegaanka Awdiinle ayaa si Rasmi ah u Soo Gabagabeeyey Olole Lagu Furayay Waddo Cusub oo isku xiraysa Awdiinle iyo tolooyiinka hoose taga wadaadan cusub ayaa waxay ka mid tahay dadaalada hormarineed ee kor looga qadayo Isku Socodka Gaadiidka iyo Bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here