Warshad Soosaari Doonto Beddelka Bacaha Balaastiga Oo Kismaayo Laga Hirgeliyay

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka jubbada hoose ayaa si rasmi ah looga hirgaliyay warshad cusub oo lagu magacaba Kulmis taas oo soo saari doonta agab dabiici ah oo beddel u noqon doona bacaha balastiga ee deegaanka waxyeellada u geysta.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here