Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Boqolaal kamida dadwaynaha magaalada Kismaayo ayaa malinka labaad ee Ciida ku dabaal dagaya deegaan dalxiiseedka Goobwayn kaas oo ay utageen inay ku nastaan isla markaana ay ku galaan sawiro xasuus leh.
Deegaanka Goobwayn ayaa badanaa maalmaha ciida marti galiya dalxiisayaal ka kala yimaada gudaha Kismaayo iyo Deeganada kale ee hoos yimaada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.