Bulshada Kismaayo oo Baaq Loo jeediyay

0
30

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada, Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne, oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka Adduunka, ayaa ka sheekeeyay muhiimadda ay leedahay ilaalinta deegaanka, taas oo uu sheegay inay qeyb ka tahay nadaafadda iyo badqabka dadka iyo duunyada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here