Dhalinyarada Dhoobley oo Ku Baaqay Xoojinta Wadajirka iyo Is-dhexgalka Bulshada

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaradu waa udub dhaxaadka ay umad waliba ay ku taagan tahay kuwaasi oo door muuqda ku leh Hormar kaste oo ay bulsho gaadho.

Qaar kamid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay Muhiimada ay ledahay isku xirnaanta iyago Dhalinyarada kale ugu baaqay in ay xooga saraan ka shaqeynta isku xirka dhalinyarada si looga gudbo caqabadaha soo wajaha Dhalinyarada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here