Barakacayaasha Baladweyne oo codsaday Nalalka Qorraxda ku shaqeeya

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Barakacayaal ku nool Kaamka Laas Qurun oo ku yaalla duleedka waqooyi ee magaalada Baladweyne ayaa xilligan wajahaya koronto la’aan baahsan, maadaama aysan awoodin inay iibsadaan solaro ku shaqeeya cadceedda.

Barakacayaashan ayaa isugu jira hooyooyin da’ ah, haween iyo carruur, kuwaas oo dhibaatooyin badan la kulma xilliga habeenkii.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here