Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nabadda waa xaalad ay kuwada nool yihiin bulsho, qaran, ama duni iyadoo aysan jirin colaado, dagaal, iyo khilaafaad midna Waxayna ka dhigan tahay isu-tanaasul, wada-noolaansho, iyo iskaashi si loo gaaro horumar iyo xasillooni.
Shabeellaha dhexe waxaa ka dhisan ururo kala duwan oo ka shaqeeya Nabada ku waas oo uu ka mid yahay ururka Naafada Gobolka Shabeellaha dhexe kaas oo doorwayn ka qaata arimaha nabadayna gobolka sida uu sheegay Gudoomiayaha Ururkaas Isxaaq Xaydar Caqiil.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.