Magaalada Baladweyne Oo Laga Hirgelinayo Mashaariic Hormarineed

0
19

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mayarka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, Nadar Tabaax Maalin, ayaa saxiixday mashaariic horumarineed oo laga hirgelinayo xaafadaha Baladweyne. Mashaariicda ayaa kala ah dhismaha wadooyin iyo buundooyin muhiim ah oo ku yaalla magaalada, kuwaas oo si casri ah loo dhisi doono.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here