Imtixaanka Fasalka 8-aad oo Kismaayo ka bilaabmay

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2024–2025.

Munaasabadda furitaanka imtixaanka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, maamulka waxbarashada, macallimiin, waalidiin iyo ardayda imtixaanka u fariisanaysa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here