Imtixaanka Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo La daah-furay

0
12
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furtay Imtixaanka qoraalka ee Xubnaha u tartamaya Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.
Munaasabadda furitaanka imtixaanka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa masโ€™uuliyiin ka tirsan dowladda, xubno ka socday hayโ€™adaha xuquuqul insaanka, iyo warbaahinta. Wasiirka ayaa ku nuuxnuuxsaday muhiimadda uu leeyahay guddigan iyo doorka uu ku leeyahay ilaalinta iyo kor u qaadidda xuquuqda aadanaha ee dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here