Teendhooyinka Roobka laga galo oo La Gaarsiiyay Barakacayaasha Ku Nool Waqooyiga Kismaayo

0
122

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan oo kaashanaysa Wasaaradda gargaarka iyo Maraynta Musiibooyinka Jubbaland Iyo Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha Jubbaland ayaa deeq isugu jirta dhar, teendhooyin iyo agab kale garsiisay 5500 qoys oo kamid ah dadka  barakacayaasha ah ee ku nool deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here