Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Oof-wareenka waa cudur halis ah oo ku dhaca sambabada, wuxuuna sababaa barar iyo caabuq ka dhaca gudaha neef-mareenka, taasoo keenta in qofku si dhib ah u neefsado.
Cudurkaan wuxuu si gaar ah u saameeyaa carruurta da’da yar, dadka waayeelka ah, iyo kuwa qaba xanuunno kale oo hoos u dhiga difaaca jirka. Sida uu sharaxaayo dr cabduqadir Bariise oo ka mid ah dhaqaaatirta magalada Jowhar ee ku taqasusay cudurada ku dhaca caruurta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.