Buug ka hadlaya Khayraadka Dabiiciga oo kismaayo lagu soo bandhigay

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay Munaasabada lagu soo bandhigayay Booga barwaaqo laga yahay sabaal kaas oo uu qoray wiil dhalinyaro islamar ahaantana ka sheekaynaya Khayraadka ku gadaaman Gobolada Jubbaland kuwaas oo intooda badan aysan dadkeenu ka faa’iidaysan.

Bandhiga waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin ay ka mid yihiin xildhibaano & Wasiiro iyo sido kale qaybaha kale ee bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here