Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka Hormuud ayaa dhawaan Kismaayo ka hirgalisay dhismaha wado laami ah taas oo markii hore ahayd mid xiliyada roobka biyo fariistaan ayna isticmaalkeeda dhib kala kulmi jireen .
Wadada la dhisay oo hor marta xarunta Shirkada Hormuud ee xaafada calanley ayaa waxaa dhismaha fulisay Shirkada dhimaha ee Al Buruj.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.