Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Culimo awdiinka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo tixgalin gaar ah ku dhex leh bulshada Soomaaliyeed waana kuwo ay fududahay in wax laga dhagaysto.
Sido kale Culimada ayaa doorar kala duwan oo muhiim ah bulshada ku dhex leh waxaa ayna ka qayb qataan xalinta khilaafaadka colaaduhu sababeen iyo wacyigalin bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.