Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka 2-aad ee Dowladda Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada kulan Muhiim ah kula qaatay Madax heer Caalami ah oo ka socotay Hay’adda UNICEF kaas oo looga wada hadlay arima kusabsan sidi loo cawin laha dadka nugul.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.