Wasiirka Amniga XFS oo xarigga ka jaray xarunta 3-aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa xarigga ka jaray xarunta 3-aad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo laga furay degmada Deyniile, gobolka Banaadir.

Xaruntan cusub ayaa loogu talagalay in lagu bixiyo adeegyada socdaalka, jinsiyadda, iyo baasaboorrada si loo fududeeyo helitaanka adeegyada ay ubahan yihiin dadka deegaanka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here