Dhallinyaro Baladweyne ku nool oo nolol ka raadsada qodista dhagaxaanta

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa noloshooda ka maareeyaa fujinta dhagaxa lagu dhiso guryaha kuwaasi oo laga soo raro buuraha ku yaalla duleedka bari ee magaalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here