Wasiirka Haweenka Jubbaland oo ka hadashay Ahmiyadda Mashruuca Nabadeeynta

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka Jubbaland Marwo Cadar oo ka hadashay daah-furka mashuuraca Nabadeeymya ayaa sheegtay in mashruucan uu yahay mid muhiimad gaar ah u leh xoojinta nabadda iyo isku-duubnida bulshada, gaar ahaan dhalinyarada oo door weyn ka ciyaari kara dhismaha nabadda. Waxay xustay in mashruucu uu qeyb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu horumarinayo deegaanka iyo lagu abuurayo jawi wada noolaansho.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here