Maamulka deegaanka Dhooblay oo dayactir ku sameeyey garoonka Diyaaradaha ee deegaanka.

0
573

Dhoobley(Idaacada Waamo)Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhoobley Ee Gobolka Jubbada Hoose oo intiisa Badan ay Roobabkii Dayrta Xireen ayaa waxaa Dib udayac tir ku Sameeyay Maamulka Deegaanka Dhoobley.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintan inoo diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here