Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboledka Jubbaland oo kaa shanaysa oo kaa shanaysa qaar ka mid ah Hay’aada ka saqeeya arimaha nabada ayaa Magaalada Kismaayo ka daah furtay Mashruuca Nabad dhiska iyo dowlad wanaaga kaas oo ay ka faa’iidaysanayaan ilaa 180 dhalinyaro ah oo Rag iyo Dumar isugu jira.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.