Wasaradda Caafimaadka Jubbaland oo Faahfaahisay Ol’olaha Tallaalka socda

0
9

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo kaashanaysa hay’adaha WHO, UNICEF iyo GAVI ayaa bilaabay olole talaal oo lagu difaacayo carruurta da’doodu u dhaxeyso 6 bilood ilaa 5 sano, lagana hortagayo cudurrada halista ah ee Jadeecada iyo oof-wareenka

Ololahan wuxuu ka socda dhamaan degmooyinka Jubbaland iyadoo lagu talaalayo carruurta goobaha caafimaadka, iskuulada, xeryaha barakacayaasha iyo guriyaha ay daganyihiin.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here