Wasaaradda Kaluumeysiga Hirshabeelle Oo Go’aano Kaso Saartay Xaalufinta Kaluunka

0
10

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agasimaha Wasaarada Kalumeysiga & Qeyradka Bada Hirshabeelle Nuur Sharif Gacal Oo Ka Hadlayay Ahmiyada Qeyraadka Badda iyo  Ilaalinta Noolaha Ku Jira Ayaa Ugu Baaqay Dhamaan Kaluumeysatada In aay Ilaaliyaan Nidaamka Kaluumeysiga Iyo Badqabka Noolaha ku nool Badda sidoo Kalana la yareeya Xaalufka Qeyradka Badda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here